Ka Codso Bangigaaga Maalgelin Ganacsi
Gargaara waxay la shaqaysaa bangiyada si ay u maalgeliso shirkadaha Soomaaliyeed. Booqo mid ka mid ah hay'adaha aan bahwadaagta nahay adigoo wata dukumentiyada ganacsigaaga.
Hel Maalgelin aad wax ku amaahiso.
Gargaara waxay bangiyada siisaa ra’sumaal, si ay u bixiyaan amaah ganacsi. Sidoo kale, waxaan bixinaa tababarro, waxaana kula qaybsanaysaa khatarta (risk-ga).
Waxaan Bixinaa Ra’sumaal Shaqo Abuur badan Sameeya
Gargaara waxay bangiyada siisaa ra’sumaal loogu talagalay amaahda ganacsiga. Akhriso warbixinnadayada ku saabsan amaahda la bixiyey, iyo shaqooyinka ay abuureen.






Natiijooyinka la Gaaray
Xogta: Luulyo 2026
Sida aynu u Shaqayno
Baro sida ay lacagtu uga timaado bahwadaagta horumarinta caalamiga ah, una marto bangiyada gudaha iyo hay’adaha maalgelinta yar-yar ilaa ay ka gaarto ganacsiyada adiga oo kale ah.
Helitaanka Lacagta
Bahwadaagta caalamiga ah ayaa lacag siiya Gargaara si aan gacan uga gaysanno kor u qaadista dhaqaalaha Soomaaliya.
Maamulka Lacagta ee Gargaara
Waxaan nidaaminaa dhaqaalaha, waxaan hoos u dhignaa khatarta bangiyada ku imaan karto, waxaana go’aaminaa inta ay helayso hay’ad / Bangi kasta.
Bangiyada ayaa helo Lacagta
Waxaan lacagta siinaa 11+ badan oo ah bangiyada aan bahwadaagta nahay iyo hay’adaha maalgelinta yar-yar ee ku yaalla Soomaaliya.
Maalgelin la Awoodi Karo
Bangiyadu waxay Ganacsiyada amaahiyaan lacagtii aan u dhiibnay, ayadoo kaliya laga sameynaayo 3% ilaa 5%, taas oo aad uga hoosaysa qiimaha caadiga ah ee ah oo ah 15% ilaa 25%.
Tababarka Bangiyada
Waxaan shaqaalaha bangiyada barnaa sida loo bixiyo amaah ganacsi oo hufan iyo sida loo maareeyo khatarta (risks).
Koritaanka Ganacsigaaga
Waxaan kugu caawineynaa talooyin iyo tababarro si uu ganacsigaagu u ballaarto, uuna u shaqaalaysiiyo dad badan.
Ma raadinaysaa maalgelin?
Ogsoonow, in Ganacsiyadu si toos ah ayna uga soo codsan karin gargaara maalgelin. Sidaas awgeed, Fadlan booqo mid ka mid ah bangiyada aan bahwadaagta nahay si aad u gudbisid codsigaaga amaahda.
Types of Businesses We Help
We finance eight different kinds of businesses to help Somalia's economy grow.
Livestock
We give loans to people who raise cows, goats, and camels so they can take better care of their animals and sell them for more money.
Fisheries
We give loans to fishermen to buy boats, nets, and fridges to keep fish fresh so they can sell more.
Agriculture
We give loans to farmers to buy seeds, water pumps, and tools so they can grow more food.
Energy
We give loans to buy solar panels and batteries so homes and shops can have electricity.
Manufacturing
We give loans to people who make things in workshops and factories so they can produce more and hire workers.
Education
We give loans to build and run schools and training centers where people learn new skills.
Health
We give loans to open clinics and buy medical supplies so people can get better healthcare.
Travel & Tourism
We give loans to build hotels and restaurants so visitors have places to stay and eat.
What People Say About Us
Hear from banks and business owners who tell us how our loans helped them grow and create jobs.
Mr. Peter Gitau
KBA Institute
Finance / Banking
“High-level experts run the program, resulting in continuous improvement and great collaboration every time they visit Mogadishu.”
Ismail Dahir Ali
Investment Office, SomBank
Banking / Investment
“The training was highly beneficial, focusing on enhancing financial knowledge and banking services to support our daily work.”
Abdulkadir Ismail Mohamed
Investment and Finance, Premier Bank
Finance / Investment
“Gained valuable knowledge and skills from the training organized by Gargaara Finance for financial institutions.”
Latest News & Stories
See our latest news, articles, and stories about Somali businesses growing with our help.
How Somali MSMEs Are Driving Economic Recovery
An in-depth look at the role of small and medium enterprises in Somalia's economic transformation, featuring stories from Gargaara-funded businesses.
5 Tips for Building a Successful Business Plan
Learn the essential elements of a compelling business plan that attracts financing.
Women Entrepreneurs Leading Somalia's Agricultural Revolution
Profiles of remarkable women who are transforming farming practices with Gargaara support.
Ready to Grow Your Business?
Find a partner bank near you, bring your business documents, and ask about Gargaara loans today.
Ready to Grow Your Business?
Join thousands of Somali businesses that have transformed their operations with our financing.





